Tuesday, September 21, 2010

Re: Xoogag ka tirsan Al-Shabab oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo buuxiyay agagaarka Baar xaraf & cabsi ka taagan Ceelasha Biyaha.

Farxiyo Fiska iyo Khaliq - heestii Maan Qaboojiya (Video)

Maan Qaboojiya - Waa hees cusub oo ay qaadayaan Cabdikhaliq Maxamed Siraad iyo Fanaanadda caanka ah ee Farxiyo Fiska. Heesta waxaa qoray Ismaaciil Galos laxanka saaray Cali Cumar. Muustikada waa Maxamad kareema. Halkaan ka daawo video-ga heestan.



--
Go To http://www.somchat.com